kajawab su'aalo

waxaanu nahay companygii uhoreeyay somali ah kaas oo lacag kugu siinaya inaad kajawabto suaalo ama inaad qabato shaqooyin yar yar sida inaad buug degsato

majirto wax isdiiwangelin

waa fududahay inaad lacag kasameeso websitekaan kaliya waxaad kajawabeesa xog tusaale waxaa lagu weydiinaya inaad xog kasoo diyaariso 2 pragraph ah shirkada tesla oo uu aasaasay elon musk xogta ayaad soodiyaarsaneesa kadibna live chatka ayaad kudireysa isla markiiba waxa xogta aqrinaya oo hubinaya teamka live chatka fadhiya xogtaada markee saxan then halkii mar waxaad leedahay $0.30cents websiteka maalinkii ilaa 10 xog ayaa lasoo geliya oo hadaad 10kaba kajawabto $3 ayaad maalinkii sameeneesa bishii waxee noqoneesa $90

markale haku sirmin websites been ah

websites dadaalkaaga aan waxba kugu siineena ayaa jira adeegyadena hoos ka arag.

lacag joogto ah

marwalba aad suaal kajawabto waxaad heleysaa 30cents 

su'aalo badan

websiteka su'aalo badan ayaa lasoo geliyaa maalinwalba si aad ugu faaido wax shuruud oo da' ah ama wax kale majiraan waa aqoontaada oo kaliya

Latalin

websitekeena waxaad kaloo kaheleysaa team kula taliya sida lacagta aad halkaan kasameeso aad lacago kale ugu dhalsiin kartid courses free ah   zoom call latalin ah ayaa sameena si aadan in badan ugu tiirsanaan websitekaan oo aad shaqooyin kuu gaar ah sameesato

sanado badan active aheen

webkaan ma ahan kan ugu horeeya ee sameeno waxaa jiraan websites kale oo somali ah oo bulshada si free ah ugu faaideystaan sida websitekeena okhit oo ay wax kabartaan in kudhaw 20k arday ay si free ah courseskeena io talooyin uga bartaan

jeebkeena

lacagta aad heleesid si toos ah jeebkeena ayee uga soo baxeysa waxayna ka timaada ganacsiyadeena sida ecommerce, youtube, website ujeedkeena wuxuu yahay in bishii ilaa 100 dhalinyaro caawin karno bilwalbana waxaa rajeeneena inaa dadka aa pay gareeneeno badino insha allah 

caawin 24/7

teamkeena habeen io maalin waa ay shaqeeyan hadii aad suaal kajawabto wadan walba aad joogto ayee lacagtaada kugu imaaneysa evc, zaad, paypal, wire transfer intaba teamka waa ay kugu dirayan hadii suaalo kale aad qabtana waa lagaa caawinaya.

halkaan ka arag suaalaha aad kajawabi karto

qeybtaan ayee kasoo muuqan doonan suaalaha laguu diri doono

qorshaheena

qorshaheena 6da bil ee soosocota

1. Shaqo abuur

fursad shaqo

6da bil ee nagu aadan waxaanu rabnaa in dhalinyaro badan aa unoqono iftiin ama il ay kahelaan dhaqaalo ay isku maareeyan ama ay ganacsi kubilawdaan 

2. lacag kordhin

heshiis shirkado

waxaa jiraan company goordhaw xiriir ganacsi lasameen doono kuwaas oo naga saacidi doona qarashaadka websiteka kubaxaya badalka ayagana waxee heli doonaan shacbiyad ama followers.

3. awards

1st somali company

6da bil ee nasoo aadan waxaa rabnaa in aynu noqono company somali ah oo somalida si cadaalad ah ugu shaqeeya lacagna ay kasameen karaan ayagoon maalgalin ama dhibkale aysan marin

4. team kordhin

inaa balaarino asxaabta

hadeertaan waxaa kushaqeena 5 6da bil ee soosocota tirada sxaabta nala shaqeysa waxaa rabnaa inaa gaarsiino 10 qofood

in online oo idil ka shaqeeno waxaa bilawnay 2020 xiligaas oo dunida aad usameeyay covid19 waxaan kubaraarugnay in kaliya offline shaqo lagu qaban onlinekana laga shaqeesan karo waxaa raadinay fursado badan aa qaban karno lkn majirin wax shaqo ama skill aa laheen oo kushaqesan karno midaas ayaa nagu kaliftay in ilaa 2021 ahaano dad kumashquulsan shaqo raadis alx 2021 bilawgeda waxaa helnay waygeena oo ahaa webdesign sanadii 2020 dhamadkeedi waxaa baranay xirfada website sameenata 2021 bilawgeedana waxaaa bilaawnay inaa kushaqeeno inkastoo daqli fiican usan naga soo gali jirin maadama bilaw aheen hadana waxaa kufarxsaneena waayo waxee aheyd lacagtii ama shaqadii uhoreysay ee onlineka kaqabano wadooyin badana noo furtay bishii april waxaa bilawnay inaa sameesano website noo gaar ah oo xayeysiin ufurno si lacag uga sameeno waa kuguuleesanay oo websitekii waa sameenay bilaha 1aad waxaa kasameen jirnay $50 ilaa $100 bishii halahas ayaa kasoo xaroon jirty websiteka balse wixii kadambeeyay august 2021 websiteskeena waxee bilaabeen inee sooxareeyan ilaa $1k bishii sanadan lagu jiro 2022 websiteskeena bishii waxee soo xareeyaan $4k cadeemaha dhanka sawirka kale ayaad ka arki kareysan sidoo kale waxaa jiraan ganacsiyo kale aa maalgashano sida crypto, ecommerce io softwarekeena dotcompal oo aa kanahay marketing specialists waxaan idin leenahay nasiib wacan anagoo ah  “Asad aweis”(sanadkeyga 19) iyo “maxamed aweis(sanadkeega 20)     

Shirkadaha hada na support gareeya

qaar kamid ah weli heshiiskeena madhicin balse goordhaw ayuu dhici doona.

wax su'aal ah ?

haka cabsan inaad naweydiiso suaalaha aad qabto fadlan live-chatka laxiriir ama whatsappka

close